4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 9 , 2016
Maareeyayaal Cusub oo Maanta loo Magacaabay Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Kismaayo
Arbaco, Maarso 09, 2016 (HOL) —Wareegtadan oo kasoo baxday wasaaradda warfaafinta, boostada iyo isgaarsiinta Jubaland ayaa xilalkii looga qaaday maareeyeyaashii hore ee dekedda iyo garoonka diyaaradaha Kismaayo, ayadoo loo magacaabay Mareeyeyaal cusub.

Wareegtadan ayaa waxaa ku saxiixan wasiirka wasaaradda warfaafinta, boosatada iyo isgaarsiinta Jubaland Mudane Cabdinuur Cali Aadan.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada;




Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya