4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Mar 13, 2016
DAAWO: Xaflad WAAMO STATE lagu Taageeray oo lagu Qabtay Magaalada Malbourne, Australia


Axad, Maarso 13, 2016 (HOL) — Munaasabad lagu taageerayay maamulka Waamo State oo dhawaan looga dhawaaqay Muqdisho, ayaa lagu qabtay magaalada Malbourne ee dalka Australia.

Intii xafladdu socotay ayaa la sheegay in magaca Waamo uu yahay magaca rasmiga ah ee ay leeyihiin deegaannada Jubbooyinka, waxaana munaasabada hadallo ka jeediyay xubno kala duwan, iyadoo sidoo kalena lagu soo bandhigay heeso lagu taageerayay maamulkan.

HADDABA, Daawo Muuqaalka Xafladdii Waamo State ee lagu Qabtay Malbourne;

Ibraahim Baafo, Hiiraan Online
[email protected]
Malbourne, Australia