4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Mar 12, 2016
Baarlamaanka oo Qaraar kasoo saaray Su’aalihii ay Weydiiyeen RW Somalia iyo Madaxdii Kale

Sabti, Maarso 12, 2016 (HOL) — Guddoonka Baarlamaanka Somalia, ayaa Maanta Qaraar kasoo saaray natiijada Kulammadii Albaabadu u xirnaayeen oo Baarlamaanka Soomaliya ay dhammaadkii kal-fadhigii Todobaad Su'aalaha ku Weydiiyeen mas'uuliyiinta iyo saraakiisha Amniga oo uu Hoggaaminayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke.

Qaraarkan oo uu Warbaahinta u Akhriyey ku-simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka, ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka, Mahad C/lla Cawad, kaasoo lagu xusay qodobbo dhowr ah.

HADDABA; Akhriso Qaraarka kasoo baxay Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya;
/images/2016/Mar/2016312635933749555133540Qaraarka_Baarlamaanka_FS_Maanta%20(1).jpg
/images/2016/Mar/2016312635933749666223422Qaraarka_Baarlamaanka_FS_Maanta%20(2).jpg

Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya