4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Sabti, Mar 12, 2016
Garsoorayaasha iyo Macallimiinta ugu Fiican PL oo Magacyadooda la Shaaciyay Maanta (Akhriso)

Sabti, Maarso 12, 2016 (HOL) — Xiriirka Kubada Cagta Maamulka Puntland ayaa Maanta shaaciyay Magacyada 10 xubnood oo isku jira Garsoorayaal iyo Macalimiin Kubadda Cagta ah oo ku guulaystay inay ka mid noqdaan xiriirka Kubadda Cagta Somalia.

Tobankaan Xubnood, ayaa laga soo Xushay imtixaan Xiriirka K/Cagta Puntland  u Qabatay 72-xubnood oo ka mid ah Garsoorayaasha iyo Macalliimta ka hawl-gala Puntland. Waxaana Macallimiintan iyo Garsooryaashan la sheegay inay qayb ka noqon xiriirka K/cagta Somalia, Sida uu HOL u sheegay Guddoomiyaha Xiriirka Kubada cagta Puntland, C/shakuur Allaale.

HADDABA; Halkan ka Akhirso Bayaanka kasoo baxay Xiriirka K/Cagta Puntland;

Abaadir C/qaadir Cilmi, Hiiraan Online
[email protected]
Gaalkacyo, Soomaaliya