4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, July 26, 2016
Cayaaraha Tartanka K. Cagta ee SomaliWeek Toronto - Maalintii 2aad

Talaado, Luuliyo 26, 2016 (HOL) - Waxaa si habsami leh maalintii labaad uga socda garoonka Centinal Part Stadium tartankii K. Cagata ee sannadlaha ahaa ee SomaliWeek oo ay soo qabanqaabiyeen ururka TODAY.

Waxaa manta wada ciyaaray kooxaha kala ah: SEIF, Hamilton, Banaadir FC, Jubba UK, Ottawa FC iyo Minnesota Twins.

Cayaarahaas oo ay dadweyne farabadan ka soo qayb-galeen ayaa waxay ku soo gabagabowday:

SEEF 5: 0 Hamilton
Benaadir FAC 2: 1 Jubba UK
Ottawa FC 1:1 Minnesota Twins