Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
Halkan ka fiirso sawirro kale oo ku saabsan soo dhaweynta Ciidamada Uganda
Talaado, March 06, 2007(HOL): Cutubyadii ugu horeeyay ee Ciidamo ay Dowladda Uganda u dirtay Dalka Soomaaliya ayaa maanta ka degay garoonka Diyaaradaha Muqdisho, iyadoo halkaasina loogu sameeyay Xaflad soo dhaweyn ah.







More News
- Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Uganda oo maanta lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
- Madaafiic lagu weeraray garoonka diyaaradaha Muqdisho wax yar kadib markii ay ka soo degeen Ciidamo ka socday Dowladda Uganda
- Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho oo maanta dib u howl-bilaabaya
- Muqdisho oo ay ku soo badanayaan Dilalka loo geysto Dadka Rayidka ah
- Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay arrimaha Soomaaliya
- Ciidamadii ugu horeeyay ee Uganda ka socda oo Daqiiqado ka hor ka degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho