More Articles
Gunmen have killed two men and wounded Swedish politician Ann-Margarethe Livh, 64, after firing on their vehicle in Somalia's capital, Mogadishu, officials say. The three were shot as they were returning to Ms Livh's hotel after she gave a lecture on democracy at the city's university, witnesses said.
Full Story
Khamiis, August 22, 2013(HOL)โSida ay xaqiijisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sweden waxaa maanta lagu toogtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya Siyaasiyiin ka tirsanaa Xisbiga bidix (Vรคnsterpartiet) ee dalka Sweden, kuwaasi oo Muqdisho u tegay barnaamij ku saabsan horumarinta waxbarashada.
Warkii oo dhan
A former Somali military colonel who left the United States while facing civil allegations that he tortured a human rights advocate was ordered by a federal judge on Tuesday to pay $15 million in damages.
Talaado, August 20, 2013 (HOL) โ Dowladda Turkiga ayaa sheegtay inay ka billaabayso Soomaaliya wajigii labaad ee howlaha samafalka ah ee ay ka waddo Soomaaliya, iyadoo sidoo kale sheegtay in wejigii koowaad uu soo gabagaboobey.
Egypt's new authorities on Monday paved the way for the release of the former president, Hosni Mubarak, further deepening the country's already violent political divide.
Isniin, August 19, 2013 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gellinkii dambe ee maanta oo Isniin ah u dhoofay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo warar kala duwan ay kasoo baxayaan socdaalkiisa.
Xaflad si wayn loo soo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin iyo boqollaal dadweyne ah ayaa magaalada Nairobi loogu sameeyay wasiirka warfaafinta,boostada iyo gaadiidka Soomaaliya C/laahi Ceelmooge Xirsi.
MOGADISHU, Somalia (AP) โ Somaliaโs government on Saturday executed a man who was convicted of murdering a journalist, a military official said, the first such execution in a country where those who kill media workers often evade justice.
Sabti, August 17, 2013 (HOL) โ Afar sarkaal oo ka tirsan booliiska Kenya ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday deegaan lagu magacaabo Galmagalla oo ku yaalla xadka Somalia iyo Kenya u dhexeysa, kaddib markii ay weerareen deegaankaas 40-nin oo aad u hubeysan, kuwaasoo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Al-shabaabta Soomaaliya.
Four Kenyan police officers were shot dead in the border county of Garissa when 40 heavily armed men, suspected of belonging to Somali militant group al Shabaab, attacked a police post, a senior regional government official said on Saturday.
Mo Farah's career reached incredible new heights as the Briton became only the second man in history to complete an Olympic and world 'double-double' in the distance events. The 30-year-old held on in a thrilling finish to add the 5,000m title to the 10,000m gold he won on Saturday.
Jimco, August 16, 2013 (HOL) โ Dawlada federaalka ah ee Soomaaliya oo aaminsan in Kenya ay qayb ka tahay ismari-waaga ka taagan gobollada Jubbooyinka ayaa bilihii ugu dambeeyay dalbanaysay in ciidamada Kenya ee ku sugan gobolladaas ay ka baxaan dalka.