More Articles
Isniin, Maarso 14, 2016 (HOL) โ Maalintii labaad, waxaa magaalada Baladweyne jooga wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukummada Somalia, C/raxmaan Max'ed Xuseen Odawaa.
Warkii oo dhan
MINNEAPOLIS (HOL) โ The president of the Semi-autonomous Puntland state has poured scorn on the presence of the African Union forces in Somalia as worthless, urging Somalis to grow into a self-reliance status, in an effort to restore peace and order to the horn of Africa nation which is recovering from decades of war.
Full Story
MOGADISHU (HOL) โ Somaliaโs parliament has called for the government to improve the welfare of the armed forces, in a rare push which seeks a new morale boosting feat for the ill-equipped and supported army which is struggling in the backdrop of a deadly insurgency by Al Shabab group.
Axad, Maarso 13, 2016 (HOL) โ Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliyia, C/raxmaan Maxamed Xuseen [Odawaa] oo maanta gaaray Beledweyne, ayaa sheegay inay jiraan caqabado ku hor-gudban dhismaha maamulka labada gobol Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe
Sabti, Maarso 12, 2016 (HOL) โ Guddoonka Baarlamaanka Somalia, ayaa Maanta Qaraar kasoo saaray natiijada Kulammadii Albaabadu u xirnaayeen oo Baarlamaanka Soomaliya ay dhammaadkii kal-fadhigii Todobaad Su'aalaha ku Weydiiyeen mas'uuliyiinta iyo saraakiisha Amniga oo uu Hoggaaminayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke.
HARGEISA (HOL) โ Tension is mounting in northern Somalia after the breakaway Somaliland republic deployed hundreds of troops and battlewagons outside a town controlled by a rival regional state in what many see as a precursor of a new military incursion.
MOGADISHU (HOL) โ Somaliaโs government sought to reassure travelers that Mogadishuโs airport was sufficient after the Al-Qaeda linked Al Shabab group bombed a Somali airliner which made an emergency landing with a gaping hole on its side last month.
Jimco, Maarso 11, 2016 (HOL)-Hadal kasoo baxay Xarunta Ka Hortagga Argagixisonimada ee Kenya ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 900 oo qof ay kunaf waayeen weerarada argagixisada tan iyo bilowgii qarnigaan ee sanadku markuu ahaa 2000.
Khamiis, Maarso 10, 2016 (HOL) โ Maroodi 30-jir ah oo magaciisa lagu sheegay Morgan ayaa dib ugu soo laabtay Somalia, markii ugu horreysay muddo 20-sano, kaddib markii uu soo lugeeyay masaafo kumannaan kiiloo-mitir ah oo u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya.
U.S. Special Operations Forces conducted a joint U.S.-Somali helicopter raid against the terrorist group al-Shabab in Somalia on Tuesday, according to U.S. defense officials.
An elephant marched hundreds of kilometres and briefly crossed into Somalia this month marking the first time the animal has been seen in the country in 20 years, conservationists said Wednesday.
Arbaco, Maarso 09, 2016 (HOL) โ Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa amarro ku soo rogay labada xisbi ee KULMIYE iyo WADANI oo lagu eedeeyey inay ololayaal hoose ka wadaan gobollada ay diiwaan-gelintu ka socoto, waxaana la sheegay inay ka sameeyaan ololahan hoose goobaha ay booqdaan.