More Articles
Sabti, August 06, 2016 (HOL) โ Dabcan ma ahan wax ku cusub masraxa Siyaasadda Soomaaliya in waqtiyadan oo kale siyaasiyiinta isku khilaafaan habka iyo sidda loo wajahayo doorashada marka uu soo idlaado waqtiga dowladda xiligaa jirta, laakiin hadda xaalku waa mid ka duwan marlxadihii doorasho ee dalku soo maray dowladihii tan hadda jirta ka horeeyay.
Warkii oo dhan
Mogadishu (HOL) โ With time winding down and international pressure mounting, a date has been announced by the National Leadership Forum (NLF) for the Somali Federal Elections. On October 30th, 275 members of the lower house of parliament will select Somaliaโs 9th president.
Full Story
RIO DE JANEIRO โ If there was a nation in need of an uplifting spectacle at this moment, even in the form of a public relations exercise, it was Brazil.
Jimco, August 05, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta Magaalada Addis Ababa ee Waddanka Itoobiya kaga Qayb-galay kulan-madaxeedka Deg-degga ah ee ay isugu yimaadeen Hoggaamiyeayasha Dalalka xubnaha ka ah Ururka IGAD iyo Wakiillada Dalalka iyo ururada kale ee Caalamiga ah kaga arrinsanayeen Qalalaasaha ka taagan dalka Koonfurta Suudaan.
Khamiis, August 04, 2016 (HOL) โ Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Somalia iyo kuwa AMISOM ayaa maanta Muqdisho ku yeeshay kulan xasaasi ah oo looga hadlay dib u billaabida Hawl-gallada ka dhan ah Al-shabaab, kaas oo si wadajir ah looga fulinayo deegaanada Al-shabaab ay kaga sugan tahay Gobollada Soomaaliya.
The detained London knife attack suspect is a Norwegian national of Somali origin whose background appears to be irrelevant to the motives behind the act, Londonโs Metropolitan Police Assistant Commissioner Mark Rowley said Thursday.
Arbaco, August 03, 2016 (HOL) โ Xukuumadda Somaliland ayaa maanta mamnuucay Baasaboorka Somalia ee sida qarsoodiga ah loogu samayn jiray Somaliland in aan madaaradda lagaga dhoofi Karin, isla markaana aan lagu soo gali Karin.
The family of Abdirahman Abdi, the 37-year-old Ottawa man who died after what witnesses called a violent arrest last month, has retained Lawrence Greenspon as their legal counsel.
Talaado, August 02, 2016 (HOL) โ Saddexda Xisbi iyo Ururada Bulshada, ayaa madaxweynaha uga warbixiyey sababta dib ugu soo celiyeen Saami qaybsiga kuraasta golaha Wakiiladda oo la isku mari waayey in goโaanno laga soo saaro.
Somalia has reacted angrily to Cord leader Raila Odinga's remarks that the international community recognises Somaliland as an independent state.
TORONTO (HOL) - The Banadir FC of Toronto were crowned winners of the 2016 SomaliWeek Soccer Tournament held at Centennial Park Stadium in Toronto, Canada
Isniin, August 01, 2016 (HOL) โ Kulankan oo socday muddo labo casho ah oo ay guddoomineysay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Afrika [Pan African], Safiya Cilmi Jibril oo dal ahaan kasoo jeeda Jabuuti ayaa waxaa soo qaban-qaabisay hay'adda UNFPA qeybteeda Bariga iyo Koonfurta Afrika, wuxuuna ujeedkiisu ahaa sidii loo soo Af-jari lahaa gudniinka fircooniga ah iyo Guursashada Carruurta ee Afrika laga caadaystay.