advertisements

Maxaay

fiogf49gjkf0d

Fadlan ku deeq wixii Karaankaaga ah kana soo qeyb gal Xafladda Dhaqaale Uruurinta
Toronto ee ka dhici doona
  Holiday inn
600 Dixon Road

Dixon road / Martingrove
Sabti 11ka April, 2009
4:00 Pm - 7:00 Pm

Walaalayaal garab istaaga Walaalihiina Daacadda Ilaaheey ugu istaagay iney wax u qabtaan caruurta Dhibaateysan ee aan waddanka gudihiisa wax looga Qaban Karin.

Gado Tikidhada Guryaha la idiin kugu keeni dooo hadaadan awoodin inaad Xafladda ka  soo qeyb gasho
Jazaakumullaahu Kheyran