4/18/2024
Today from Hiiraan Online:  _
advertisements
SALAAMA IYO XAJKA SANNAKAN
fiogf49gjkf0d

XAJKA SANNADKAN 1429/2008
   


Lagudo xajkaaga dad aqoon iyo khibrad u leh, kana faa¢iidayso fursaddan qaaliga ah. Qiimaha iyo adeeguna waa kuwo aad kuu raali gelin doona, Insha Allah.

Qiimaha sannadkan ee magaalooyinka kala duwani waa sidan:
 
Seattle, San Diego, LA, Portland, Or                                     $4,298.00
Atlanta, Dallas, Minneapolis, Columbus, K/City                   $4,165.00
Boston, Portland and Lewiston, Me                                       $4,050.00
Virginia and Washington, Dc                                                 $4,000.00

 Haddii aad magaalo deggan tahay, fadlan soo wac wakiilka kuugu dhow ee hoos ku qoran.
 Waqtiga la baxayaa hadii Ilaahay idmo waa 28da-30ka November 2008, soo noqodkuna 22-24ka December, 2008.

Qiimahaasi waxaa ku jira:
1. Tigidhka dayuurada ee magaaladaada ilaa Jeddah iyo soo noqod
2. Safarka Makka ilaa Madiina iyo soo noqod.
3. Soo saarista Fiisaha Xajka
4. Jiifka iyo guryaha Makka iyo Madiina
5. Hagista xujaajta oo hoggaaminayaan dad khibrad u leh.
6. Cunto iyo sleeping bag maalmaha la joogo Mina iyo Carafo.
7. Baraarujin iyo Muxaadarooyin ay soo jeediyaan culimadii Soomaaliyeed.

Waxyaabaha aan ku jirin waxaa ka mid ah:
1. Lacagta ama labada Check ee Wasaarada Xajjka ee Sacuudiga oo ah US $274.40
2. Lacagta Gawraca (Dabiixah) oo ah ilaa US $ 100.00 (boqol doolar)
3. Cuntada.

SI LAGUUGU QABTO KURSI WAA INAAD KEENTID US $ 1,500.00 (kun Doolar) 1st August, 2008.

Qofkii raba in qof looga xajiyo ama sadaqaysanaya Xajj, qiimuhu waa US $ 1,000.00 (kun doolar)

Shuruudaha la iska rabo:

1. Passport ay u hadhsan tahay intii uu ku dhici lahaa ugu yaraan lix bilood.
2. Photokoobiga Green Card-ka (dadka haysta baasaboor waddan kale)
3. Afar Sawir oo nooca baasaboorka ah.
4. Arjiga (application) Fiisaha oo dhamaystiran.
5. Hal check oo ah nooca Certify Check ama Cashiers Check oo kala ah $ 274.40 kuna qoran magaca THE UNIFIED AGENTS OFFICE.
6. Shahaadada Talaalka ee Meningitiska.
7. Dumarku inay wataan Maxram iyo waraaqihii caddaynayey     maxramnimada.  8. Qofka mahramka ahi waa inuusan ka yaraan 18 jir

Wixii tafaasiil ah fadlan lasoo xidhiidh wakiilada hoos ku qoran ama booqo: www.salamaforhajj. com
Seattle, Wa (Head Office)Adam O. Ashoor 206-762-3146  abyan6@hotmail. com
Atlanta, Ga Nasir H. Warsam 404-454-5064 nasirxw@hotmail. com
Minneapolis, Mn Abdiweli M. Yusuf 612-341-9454 abdiweli@yahoo. com  Columbus, Oh Adam S. Abdullahi 614-260-6037 diiriye27@hotmail. com
Virginia, Mohamed Farah 703-402-6884 foudfarah@yahoo. com