4/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Isniin, Dec 29, 2014
Maamulada Jubba iyo Koonfur-galbeed oo heshiis ku kala saxiixday Kismaayo
Isniin, December 29, 2014 (HOL) —Madaxweynaha maamulka KMG Koonfur-galbeed ee Soomaaliya, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta dib ugu laabtay Baydhabo, iyadoo maamulka Koonfur galbeed iyo maamulka Jubba ay kala sixiixdeen heshiis ka koobnaa qodobo badan.

Madaxweeynaha koonfur galbeed ayaa waxaa sagootiyay madaxda ugu sareeysa ee maamulka Jubba, waxaana mudadii uu ku sugnaa magaalada Kismaayo uu kulamo kala duwan la qaatay madaxweeynaha iyo golaha wasiirada maamulka Jubba.

Hadaba hoos ka aqriso heshiiskii ay kala sixiixdeen labada maamul.



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya