More Articles
Axad, Maarso, 08, 2020 (HOL)- Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay walaac xooggan ka muujinayaan ciidamada amniga ee isku urursanaya gobolka Gedo ee Jubaland, Soomaaliya iyo isku dhacyadii 2dii bisha Maarso ka dhacay agagaarka Beled-Xaawo kuwaas oo sababay barakaca dad rayid ah iyo khasaarooyin.
Warkii oo dhan
U.S. Africa Command (AFRICOM) conducted a third airstrike in Somalia this week, killing at least four terrorists of Al-Shabaab, a Somalia-based terror group affiliated with Al Qaeda.
Full Story
Sabti, Maarso, 07, 2020 (HOL) - Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde oo Sheegay in Aanay Dhimanin Himiladii Shanta Soomaaliyeed โShantii Soomaaliyeed Inagamay Dhimanin, Waxaan Filaynaa in Shantii oo Xor ahi ay Isa Soo Doontaan.โ. Xildhibbaan Cabdiqaadir jirde
Pressure from the US government may have forced Somalia President Mohamed Farmaajo to announce a climbdown in tensions with Kenya.
Jimco, Maarso, 06, 2020 (HOL)-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo ka qeybgalay munaasabad xalay ka dhacday xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in Bankiga Aduunka ugu deeqay dowladda Soomaaliya lacag dhan 45 million oo dollar
OTTAWAโThe Liberal government is giving Canadaโs big three telecommunications companies two years to slash the price of select cellphone plans by 25 per cent.
Khamiis,Maarso, 05, 2020 (HOL)- Xiisada ka taagan xuduuda Soomaaliya iyo Kenya ayaa maanta oo khamiis ah kacsan kadib markii ciidamada Jubaland ay gudaha u soo galeen xuduuda Kenya ay wadaagaan Soomaaliya.
President Uhuru Kenyatta on Wednesday chaired a Special Session of the National Security Council (NSC) after which he issued a tough warning to the Republic of Somalia over what was termed as unwarranted provocation in interfering with Kenya's territorial integrity.
Arbaco, Maarso,04,2020 (HOL)- Dowladda Isutagga Imaaraatka carabta ayaa joojisay dhismaha saldhiga millatari ee cirka ee magaalada Berbera (Somaliland), sida uu qoray wargeyska thenational ee kasoo baxa UAE.
Talaado, Maarso, 03,2020 (HOL)- Taliyaha ciiddamada lugta Soomaaliya sareeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir, oo boqolaal kamid ah ciidamada xoogga dalka kula hadlayay saldhigga Ceelsaliini ee gobolka Shabelleda hoose, ayaa sheegay inay soo dhamaatay xilligii ciidamada xoogga lagusoo weerari jiray xaldhigyadooda.
DHUSAMAREEB (HOL) - The newly elected President of Galmudug Ahmed Abdi Qoor Qoor Tuesday signed the stateโs 2020 budget, the first since he came into office in late February.
MOGADISHU (Reuters) - The growls from the caged hyena reverberate through the room as Mohamed Sheikh Yakub slumps silently in a chair nearby, hoping the animal will frighten away the evil spirits he says have troubled him since his divorce.